Heestan waxa si wada jir ah u wada qaadaya fanaaniinta Caabi Mire iyo Cumar Shabeel. Ereyada iyo laxankana waxa leh Cismaan Dayaay, Music-ga waxa tumay Yuusuf Subxaanyo. Daawasho Wacan.
https://www.youtube.com/watch?v=fmwxfz-NOe8&spfreload=5
Jamaal Macalin Blog
Tuesday, August 25, 2015
Sunday, August 23, 2015
Tuesday, April 28, 2015
Xus Oo Yaanay Xiskaaga Ka Bixin 18 May
Friday, March 27, 2015
“Qorista Habboon Ee Af Soomaaliga”
Qaybtii 11aad
Arrintani wax ay ka
mid ahayd waxyaalo kolkii Far Soomaalida la hirgelinayay heshiis la’aan iyo
talagal la’aan ku dhaqangalay. Abuur ahaan Af Soomaaligu qodobka aqoonninku
isaga oo ama lab ama dheddig, haddana labadaas baa tarma oo siyaalo ka la duwan
u dhaca.
Wednesday, March 25, 2015
“Qorista Habboon Ee Af Soomaaliga”
Qaybtii 10aad
6)
Waxaa jira qodobbo dibgale ah oo erayada gadaal ka raacraaca, kuwaas oo aan
sida loo qorayo is ku aragti la ga ahayn. Kuwaa waxa loo baahan yahay in xal
midaysan loo helo. Saddex baa u gu daran ama u gu caansan oo qoristooda dadku
aad u gu ka la qaybsan yahay. Waa dibgalayaasha ”ba”, ”na” iyo ”se”. Waxaa la
qoraa ”adigana iyo adiga na”, ”anigaba iyo aniga ba”, "iyadase iyo iyada
se".
Tuesday, March 24, 2015
“Qorista Habboon Ee Af Soomaaliga”
Qaybtii 9aad
Waxaa se jirta si
hamsada bilawgii loo hirgeliyay taas oo aan loo baahnayn. Tusaale ahaan wax
aynnu og nahay hamsadu in ay gadaal ka ga dhacdo shaqalka kulul, sida ”ri’da”
taas oo haddii laga tago yeelanaysa macne kale oo ah ”rida” (dumiya),
Sunday, March 22, 2015
“Qorista Habboon Ee Af Soomaaliga”
Qaybtii 8aad
4) Eray ama ka badani
kolka ay eray qudha isku noqdaan, qoristooda dad baa isugu xidha jiitin, dad
kalena waa ay ka la gooyaan, dad saddexaadna toos ayay isu raaciyaan. U fiirso
tusaalayaashan ”af ka la qaad, af-kala-qaad, afkalaqaad”,
Saturday, March 21, 2015
“Qorista Habboon Ee Af Soomaaliga”
Qaybtii 7aad
Ahaanshaha iyo sifadu
marka ay israacaan iyaga oo dheddig ayaa iyaduna ah cillad jirta. Tusaale ahaan
dhuxushu waa ay nooshahay. Sida muuqata naxwaha ma raaci karno oo ma qori karro
”dhuxultu waa ay nool tahay”,
Friday, March 20, 2015
“Qorista Habboon Ee Af Soomaaliga”
Qaybtii 6aad
Waxaad, waxaan,
waxay, wuxuu iyo kuwa la midka ahi waa erayo macne ahaan iyo naxwe ahaan ka la
go’i lahaa oo haddana la is raaciyo. Wax ay ahayd in la qoro ”i la ma aha”,
waxaa se la qoraa ”ilama aha”.
Wednesday, March 18, 2015
“Qorista Habboon Ee Af Soomaaliga”
Qaybtii
5aad
Markii uu dhexda galay wuu adkaaday wax uuna isu
rogay lee waayo h kolka ay halkaa ku jirto afka ayaa diidaya, sidaas darteed
wax uu isu rogayaa e. Haddii se la qori lahaa lee naxwaha ayaan oggolayn, waayo
waa eray aan jirin.
Tuesday, March 17, 2015
Qorista Habboon Ee Af
Qaybta 4aad
Xalka
kale waa shaqalka culus shibbanaha xiga in la labalaabo. Tusaale: Inann
(gabadh), baadd (ugbaad), beerr (beerta), dull (daloolka sanka), Iimaann (magac
lab), Saaffi (magac lab), Dheegg (magac lab), Hanadd (magac lab), Kaydd (magac
lab). Magacyadaa iyo kuwa la midka ah dabcan dhiddiggooda shibbane qudha ayaa
la qorayaa.
Sunday, March 15, 2015
“Qorista habboon ee Af Soomaaliga”
Qaybta 3aad
In
badan wax aad arkaysaa nin la yidhaahdo Caddow magcaas oo ka yimid caddaan,
kaas oo haddana loo qorayo Cadow oo ah nacab.
Xarfaha
aan xeerkaasi qabanayn ee weligood laba noqon karin aynnu halkan isku
tusaalaynno: ma-taan, a-jar, a-xad,
Saturday, March 14, 2015
“Qorista habboon ee Af Soomaaliga”
Qaybtii 2aad
Ka dhiidhdhi shisheeyaha ku khaakhuulay
Ka viivi zizeeyaha ku paapuulay
Sadarkaas yar keligii wax aynnu ka ga maarannay siddeed xaraf oo qoris inooga baahnaa, waxaana inoo baaqday meeshii iyo waqtigii aynnu ku qori lahayn.
Ka dhiidhdhi shisheeyaha ku khaakhuulay
Ka viivi zizeeyaha ku paapuulay
Sadarkaas yar keligii wax aynnu ka ga maarannay siddeed xaraf oo qoris inooga baahnaa, waxaana inoo baaqday meeshii iyo waqtigii aynnu ku qori lahayn.
“Qorista habboon ee Af Soomaaliga”
Qaybtii 2aad
Ka dhiidhdhi shisheeyaha ku khaakhuulay
Ka viivi zizeeyaha ku paapuulay
Sadarkaas yar keligii wax aynnu ka ga maarannay siddeed xaraf oo qoris inooga baahnaa, waxaana inoo baaqday meeshii iyo waqtigii aynnu ku qori lahayn.
Ka dhiidhdhi shisheeyaha ku khaakhuulay
Ka viivi zizeeyaha ku paapuulay
Sadarkaas yar keligii wax aynnu ka ga maarannay siddeed xaraf oo qoris inooga baahnaa, waxaana inoo baaqday meeshii iyo waqtigii aynnu ku qori lahayn.
Friday, March 13, 2015
“Qorista habboon ee Af Soomaaliga”
Qaybtii 1aad
Far Soomaalida muddada dheer la soo
adeegsanayay waxaa ku jirta qabyo laxaad leh oo qof wal oo qorista iyo akhriska
xiiseeya u muuqata. Qabyadaa eeddeeda kowaad waxaa leh iyada oo aan maalintii
farta la hirgeliyay ka dib la xaalayn oo lagu samayn horumarin iyo
turxaanbixin.
Monday, March 9, 2015
Friday, March 6, 2015
Laba Heesood Oo Aan Ka Helay Humaaga Sawir Qaadashadooda.
Waxa jira heeso loo yaqaan foorjo, xiliyadan damena loo bixiyay (Heesaha layku daadiyo)
Abwaanadu humaaga ama sawirka ay suugaanta ka curiyaan waa wax had iyo jeed bulshada dhexdeeda ka dhaca.
Thursday, March 5, 2015
Sheeko-murtiyeedda Sooyaalka iyo Maansada Soomaalida
Murtidu waa erayo rib ah amma badhax la'. Si kale; murtidu waa mucda xusuusta qofka ku hadha ee carrabkuna soo dhufan og yahay. Inahaas iyo inta kale ee dadka iga aqoonta badani ka odhan karaan
Tuesday, March 3, 2015
Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida
Qaybtii 14aad
Maah-maahyada garta dhaqanka:
In mudo ah waxa si
taxane ah inoogu socotay qormo ku saabsan noocyada garta ee dhaqanka u ah
soomaalida.
Saturday, February 28, 2015
Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida
Qaybtii 13aad
Maganta:Magantu marka hore waxay u qaybsantaa dhawr
qaybood oo kala ah; Magan kula taal, Magan kuu timi oo kula joogta, Magan kuu
timi kaana tagtay iyo Magan kugu socota.
Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida
Qaybtii12aad
Marka
laga hadlayo waxyaalaha ay dadku isku qaban-jireen ama isku qabtaan, waxa guud
ahaan loo kala saaraa saddex qaybood oo waaweyn, waxayna kala yihiin.
Thursday, February 26, 2015
Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomalida
Waxa
jira erayo ama weedho loo isticmaalo garaha dhaqanka iyo xeerarka garaha
qaadistooda loo cuskadaba, waxaana ka mid ah:-
Wednesday, February 25, 2015
Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida
Qaybtii 10aad
Wiilkii
dhalinyarada ahaa markii uu ku dhaartay inaanu gabadhaa ka tegayn ayaa waxa loo
qaatay inuu doonayo inuu faraxumeeyo ileyn meher u qaban-maayo oo nin baa
qaba’e,
Monday, February 23, 2015
Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida
Qaybtii 9aad
Weli
waxaynu ku jirnaa gar dad-ban oo ah gar noocyo dhawr ah u qaybsanta, waxa
tusaalayaasheeda ka mid ah, nin baa waxa uu ka af-roonaaday (Ka
aftahamaysnaaday) niman kaleBaro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida
Qaybtii 8aad
Gar-muslax: Sida aynu horeba u soo
sheegnay garuhu way noocyo badan yihiin, iyadoo taa loola jeedo in mushkilad
walba
Sunday, February 22, 2015
Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida
Qaybtii
7aad
Dacwi:
Dacwigu
waa halka ay gartu u dhimato (Ugu muhimsan), allahayow kaalin weyn ma
gutay ama dagaal weyn ma ku jiraa ninka saymahaas oo kale kala baxa ama ka saara.
Saturday, February 21, 2015
Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida
Qaybtii
6aad
Marka ay garanayaan labada qof ee wax ka dhexeeyaan
oo kala ah: Muduci iyo Mudaacale,
waxa hadalka ku horeeya mudciga (qofka wax tirsanaya), wuxuuna hadalkiisa ku
Friday, February 20, 2015
Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida
Qaybtii
5aad
Garta Dhaqanka.
Garta xeer-beegti marka la qaadayo waxa loo qaybiyaa ilaa afar nooc oo kala ah: Duco, Didiif, Dacwi iyo Maluug, kuwaas
Garta xeer-beegti marka la qaadayo waxa loo qaybiyaa ilaa afar nooc oo kala ah: Duco, Didiif, Dacwi iyo Maluug, kuwaas
Wednesday, February 18, 2015
Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida
Qaybta 4aad
Dhexmaraan,
arimahaas oo la xidhiidha mucaamilka nolosha hadii ay tahay marka ay
dhibaatooyin dhexmaraan iyo hadii ay tahay marka ay arimo dhaqan dhexmaraan.
Tuesday, February 17, 2015
Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida
Qaybta
3aad
Waxa beri dhacday inay laba nin isku qabsadeen
caaqilnimo, ka dibna waxay isu tageen nin Xidaar ah (Garyaqaan), dabadeedna
wuxuu geeyey geed hadh-subaxeedkii, iyadoo ay goortu ahayd goor barqo ah,
markii uu halkaa geeyeyna
Sunday, February 15, 2015
Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida
Qaybta 2aad
Ninka
inuu gardiid noqdo dhaqanka iyo xeerka soomaalida waa ku ceeb, sidoo kale hadii
laga gar helo waa inuu garawshiinyo bixiyaa, waayo hadii uu garawshiinyo bixin
waayo waxay taasi noqonaysaa gun-nimo, laakiin cidda garta naqaysa xataa hadii
ay si
Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida
Qaybta 1aad
Wax jira noocyo kala duwan oo loo qaado garta soomaalida. Gartaasi waxay leedahay xeerar kala duwan oo la raaco, kuwaas oo leh magacyo kala duwan.
Wax jira noocyo kala duwan oo loo qaado garta soomaalida. Gartaasi waxay leedahay xeerar kala duwan oo la raaco, kuwaas oo leh magacyo kala duwan.
Soomaalidu
waxay leedahay dhaqan baaxad weyn oo soo jireen ah, kaas oo ay ku xalin jirtay
dhibaatooyinka ka dhex
Friday, February 13, 2015
Prof. Gees Oo Ka Sheekeeyay Haasaawe Dhex Maray Marxuum-Cigaal Iyo Madaxweynihii Hore Ee Yeman
Sannadkan cusub ee 2015 bishii hore ayaan u socdaalay Dalka Yemen ee Gacanka Berbera inoo dhexeeyo. Baddaasi waxa la odhan jiray oo Muslimiinta iyo Carabtuba ku qoreen
Monday, February 9, 2015
Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Alle Ha U Naxariistee Marxuum- Cabdilaahi Ibraahim Xirsi (Dhugad) Oo Ka Tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland
Sunday, February 8, 2015
Abwaan Xasan Ganey Baddiisa Suugaaneed Siiba Qqaar Qa Mida Heesaha Uu Alifay
Abwaan Xasan Xaaji Cabdilaahi oo ku magac dheer Xasan Ganey waxa uu leeyahay suugaan aad u badan oo bad weyn ah.
Friday, February 6, 2015
Ruwaayadii MASIIBADU ADDUUNYADA IYADAA U MACALIN AH Iyo Wacraha Heesihii Ku Jiray
Rauwaayadan abwaan Xasan Xaaji Cabdilaahi (Xasan Ganey) waxa uu curiyay sannadkii 1983kii. Ruwaayadani waxay ka mid tahay kuwa aan inta badan bulshadu aanay ka xiiso dhicin ama hadaan si kale u yidhaa aan la dhargin daawashadeeda.
Thursday, February 5, 2015
Xusuustayda Xilliyadii Xuseen Sheekh Axmed Hilowle (Kaddare) (1934kii - 2015ka)
Qaybta 3aad Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
Xuseen Sheekh Axmed, Kaddare, isaga oo yar ayuu aabbihii dhintay,
waana sababtii ugu weyneyd ee uu u soo galay una degay magaalada Muqdisho
Xusuustayda Xilliyadii Xuseen Sheekh Axmed Hilowle (Kaddare) (1934kii - 2015ka)
Qaybta 2aad Qalinka: Boobe
Yuusuf Ducaale
Gar adkaatay, xaajada gurracan,
guurti kala-maagtay,
Haddi geedka la isugu yimaad, golaha
waayeelka,
Nin waliba hadduu gees damcoo, giijo
madixiisa,
Wax la wada gorfeeyaba halkii, la
isugeyn waayo,
Guddoonkii la wada raaci jiray,
gocanayaa mooyi,
Tuesday, February 3, 2015
Xusuustayda Xilliyadii Xuseen Sheekh Axmed Hilowle (Kaddare) (1934kii - 2015ka)
Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
Maxamed Xaashi Dhamac, Macallin Gaarriye, ayaan ka maqli jiray: Geeriyeey xishoodlaay, Xejiyaay fogeeyaay. Waxay ka mid ahaayeen tuducyo ku jiray Maansadii Damaq iyo Xusuus ee uu ka tiriyay geeridii naxdinta lahayd ee Cabdillaahi Suldaan Maxamed oo loo yaqaannay Timacadde.
Maxamed Xaashi Dhamac, Macallin Gaarriye, ayaan ka maqli jiray: Geeriyeey xishoodlaay, Xejiyaay fogeeyaay. Waxay ka mid ahaayeen tuducyo ku jiray Maansadii Damaq iyo Xusuus ee uu ka tiriyay geeridii naxdinta lahayd ee Cabdillaahi Suldaan Maxamed oo loo yaqaannay Timacadde.
Monday, February 2, 2015
Xuseen Kadare Halyey Kaalin Wayn Ku Lahaa Hirgalinta Af-soomaaliga Iyo Suugaantaba
Xili ku beegan Soddomeeyadii qarnigii 20-aad ayuu Xuseen
Sheikh Axmed Hilowle ku dhashay Miyiga Tuulada Maxamed Saciid oo ka tirsan
degmada Cadale ee gobalka Shabeelada Dhexe, dugsiga quraankana halkaas ayuu ka
dhammeeyay, isagoo markaas ka dibna ku biiray Ardayda Cilmiga diinta ka raacata
Masaajidda ee Xerta loo yaqaan.
Sunday, February 1, 2015
Ruwaayadii BIDAAR SIBIQ BAY KUGU GASHAA Iyo Qar Ka Mida Heesihii Ku Jiray
Ruwaayadan waxa xidig ka ahaa
fanaanka caanka ah ee Xasan Aadan Samatar. Waxa iyana xidigad ka ahayd
fanaanada codka toolmoon ee Aamina Cabdillaahi Xirsi.
Ruwaayadan waxa ku jiray heeso
aad u xigmad badnaa waxaana ka mid ahaa:-
·
Eedaad
·
Mar bay xooluhu madhaan.
Tuesday, January 27, 2015
Ruwaayadii DUMISTII AQALKAYGA IYO AROOSKII INANKAYGA Iyo Qaar Ka Mida Heesihii Ku Jiray
Dumistii aqalkayga iyo arooskii inankayga. Ruwaayadan oo uu curinteeda lahaa Abwaan Xasan Ganay waxa la dhigay habeenkii kala wareega sannadkii 1978-kii iyo 1979-kii.Ruwaayadan oo ahayd mid ay aad uga heleen dadkii daawaday waxa ku jiray heeso aad u qiimo badnaa.Heesihii riwaayaddan ku jiray waxa ka mid ahaa:-
Sunday, January 25, 2015
Ruwaayadii GALBEED WAA LA XOREEYAY Iyo Qaar Ka Mida Heesihii Ku Jiray
Galbeedoo la xorreeyay iyo
gaafkeenii isku hagaagay. Waxa uu abwaanku riwaayaddan sameeyay 1977, laakiinse
dib ayay u yara dhacday. Markii dagaalkii Soomaali Galbeed iyo
Itoobiya dhammaadayna, waxa uu abwaanku beddelay magaciii riwaayadda, waxaanu
ka dhigay Galbeed waa la xorreeyey, Waarsaa gaagixisay, sidaas ayaanay
riwaayaddani si rasmi ah u soo baxday sannadkii 1978.
Sunday, January 18, 2015
Ruwaayadii JINI IYO JACAYL Ee Abwaan Xasan Ganey Iyo Qaar Ka Mida Heesihii Ku Jiray
JINI IYO JACAYL. Ruwaayadan abwaan Xasan Xaaji Cabdillaahi ( Xasan-Ganey) waxa uu curiyay sannadkii 1975-kii
Hoobalkii, Horseedkii, Higsigii Hayaanka Faneed Maxamed Axmed Kuluc (1939kii – 2015ka) Qalinkii Boobe
Mar
aan weydiiyay heesta uu heesihiisa ugu jecel yahay, wuxu iigu jawaabay:
“Heesahayga
hadba heestii iigu danbaysa ayaan ugu jecelahay, sida hadba carruurta ka uugu
dambeeya loo jecel yahay.”
Maxamed
Axmed Kuluc, 11/12/2005tii, Hargeysa
Wednesday, January 14, 2015
Sheeko Cajiib Ah "Gob iyo Gun Gogol wadaag ah"
Farxadda xaafaddan taal laga ma helo xaafaddaha dad ka
ugu hodansan ku nool yihiin, rag iyo dumar’ba dad ka xaafaddan ku wadda nool
waa qaar kaftama oo is jecel iskana war haya, dhib iyo dheef wixii u soo
kardha.
‘IGAD WAXAY U SHAQO TAGEEN MEESHA LA YIDHAA XAMAR’ XILDHIBAAN CABDIQAADIR INDHO-INDHO
Xildhibaan
C/qaadir Maxamed Xasan (Indho-indho) oo ka tirsan golaha guurtida ayaa waxa uu
ka hadlay hadalkii dhawaan ka soo baxay shirkii IGAD ee lagu qabtay Muqdisho.
Tuesday, January 13, 2015
Ruwaayadii Abwaan Xasan Ganay ee DAB JACAYL KARI WAA Iyo Qaar Ka Mida Heesihii Ku Jira
Abwaan
Xasan Xaaji Cabdilaahi (Xasan Ganay) waxa uu leeyahay suugaan badan oo aad u
qiimo badan, taasna waxan u malaynayaa waa la wada ogyahay cidna loo sheegi mayo,
kaaliin waxa aad u cajiib ah heesihii ku jiray ruwaayadii la odhan jiray DAB
JACAYL KARI WAA, taas oo uu abwaanku alifay 6 April 1974-kii.
Ruwaayadaa hadii aan idin
xasuusiyo heesaha ku jiray waxa ka mid ahaa.
Sunday, January 11, 2015
Golaha Wakiilada Oo Loo Qaybiyay Xeerka Aasaaska Hay’adda Duulista Hawada
Xeerkani
waxa uu nidaaminayaa nidaamka duulista hawada Somaliland.......Xasan Cawaale
Gud. Guddida arrimaha bulshada
Fadhigii shalay ee golaha wakiilada oo uu shirgudoominaayay gudoomiye ku-xigeenka labaad golahaasi mudane Cali Yusuf Axmed ayaa waxa loo qaybiyay xeerka aasaaska Hay’adda duulista Somaliland.
Xildhibaan Ka Tirsan Guurtida Oo Geeriyooday
Alle haw naxariistee waxa xabaalaha Naasa-hablood lagu aasay xildhibaan Siciid Cali Nuux oo ka tirsanaa golaha guurtida ee Somaliland. Alle ha u naxariistee aaska loo sameeyay marxuun xildhibaan Siciid Cali Nuux waxa ka qayb qaar galay xildhibaanda labada gole ee guurtida iyo wakiilada, ehelka marxuumka iyo masuuliyiin kale oo aad u tiro badan.
Guddida Joogtada Guurtida Oo Bogaadiyay Halka Uu Maraayo Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa
‘Dhakhaatiirtii ka hawl galaysay
qaybta kalyuhu waxay noo sheegeen in ilaa 800 oo qof kalyaha loo safeeyay…’
Xog-hayaha guddida joogtada ah ee guurtida Siciid
Cali Nuux
Hargeysa......Guddi hoosaadka joogtada ah ee golaha guurtid ayaa waxay wasaaradda caafimaadka iyo maamulka cusbitaalka guud ee Hargeysa ku bogaadiyeen kor u qaadida iyo taynta balaadhan ee lagu sameeyay adeegyadii uu cusbitaalka guud ee Hargeysi u qaban jiray bulshada.
Subscribe to:
Posts (Atom)