Saturday, February 28, 2015

Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida

Qaybtii 13aad

Maganta:Magantu marka hore waxay u qaybsantaa dhawr qaybood oo kala ah; Magan kula taal, Magan kuu timi oo kula joogta, Magan kuu timi kaana tagtay iyo Magan kugu socota.

Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida



Qaybtii12aad
Marka laga hadlayo waxyaalaha ay dadku isku qaban-jireen ama isku qabtaan, waxa guud ahaan loo kala saaraa saddex qaybood oo waaweyn, waxayna kala yihiin.

Thursday, February 26, 2015

Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomalida


Qaybtii 11aad
Waxa jira erayo ama weedho loo isticmaalo garaha dhaqanka iyo xeerarka garaha qaadistooda loo cuskadaba, waxaana ka mid ah:-

Wednesday, February 25, 2015

Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida

Qaybtii 10aad
Wiilkii dhalinyarada ahaa markii uu ku dhaartay inaanu gabadhaa ka tegayn ayaa waxa loo qaatay inuu doonayo inuu faraxumeeyo ileyn meher u qaban-maayo oo nin baa qaba’e,

Monday, February 23, 2015

Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida




Qaybtii 9aad
Weli waxaynu ku jirnaa gar dad-ban oo ah gar noocyo dhawr ah u qaybsanta, waxa tusaalayaasheeda ka mid ah, nin baa waxa uu ka af-roonaaday (Ka aftahamaysnaaday) niman kale

Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida



Qaybtii 8aad
Gar-muslax: Sida aynu horeba u soo sheegnay garuhu way noocyo badan yihiin, iyadoo taa loola jeedo in mushkilad walba

Sunday, February 22, 2015

Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida

Qaybtii 7aad

Dacwi:
Dacwigu waa halka ay gartu u dhimato (Ugu muhimsan), allahayow kaalin weyn ma gutay ama dagaal weyn ma ku jiraa ninka saymahaas oo kale kala baxa ama ka saara.

Saturday, February 21, 2015

Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida



Qaybtii 6aad
Marka ay garanayaan labada qof ee wax ka dhexeeyaan oo kala ah: Muduci iyo Mudaacale, waxa hadalka ku horeeya mudciga (qofka wax tirsanaya), wuxuuna hadalkiisa ku

Friday, February 20, 2015

Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida



Qaybtii 5aad
Garta Dhaqanka.

Garta xeer-beegti marka la qaadayo waxa loo qaybiyaa ilaa afar nooc oo kala ah: Duco, Didiif, Dacwi iyo Maluug, kuwaas

Wednesday, February 18, 2015

Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida

Qaybta 4aad
Dhexmaraan, arimahaas oo la xidhiidha mucaamilka nolosha hadii ay tahay marka ay dhibaatooyin dhexmaraan iyo hadii ay tahay marka ay arimo dhaqan dhexmaraan.

Tuesday, February 17, 2015

Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida



Qaybta 3aad
Waxa beri dhacday inay laba nin isku qabsadeen caaqilnimo, ka dibna waxay isu tageen nin Xidaar ah (Garyaqaan), dabadeedna wuxuu geeyey geed hadh-subaxeedkii, iyadoo ay goortu ahayd goor barqo ah, markii uu halkaa geeyeyna

Sunday, February 15, 2015

Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida




Qaybta 2aad
Ninka inuu gardiid noqdo dhaqanka iyo xeerka soomaalida waa ku ceeb, sidoo kale hadii laga gar helo waa inuu garawshiinyo bixiyaa, waayo hadii uu garawshiinyo bixin waayo waxay taasi noqonaysaa gun-nimo, laakiin cidda garta naqaysa xataa hadii ay si

Baro Noocyada Garta Ee Dhaqanka U Ah Soomaalida


Qaybta 1aad
Wax jira noocyo kala duwan oo loo qaado garta soomaalida. Gartaasi waxay leedahay xeerar kala duwan oo la raaco, kuwaas oo leh magacyo kala duwan.
Soomaalidu waxay leedahay dhaqan baaxad weyn oo soo jireen ah, kaas oo ay ku xalin jirtay dhibaatooyinka ka dhex

Friday, February 13, 2015

Prof. Gees Oo Ka Sheekeeyay Haasaawe Dhex Maray Marxuum-Cigaal Iyo Madaxweynihii Hore Ee Yeman



Sannadkan cusub ee 2015 bishii hore ayaan u socdaalay Dalka Yemen ee Gacanka Berbera inoo  dhexeeyo. Baddaasi waxa la odhan jiray oo Muslimiinta iyo Carabtuba ku qoreen

Monday, February 9, 2015

Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Alle Ha U Naxariistee Marxuum- Cabdilaahi Ibraahim Xirsi (Dhugad) Oo Ka Tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland

Aas qaran oo marxuumka loogu sameeyay xabaalaha Naasa-hablood ee magaalada Hargeysa ALLE ha u naxariistee Marxuum- Cabdilaahi Ibraahim Xirsi (Dhugad) oo ka tirsanaa golaha guurtida Somaliland.

Sunday, February 8, 2015

Friday, February 6, 2015

Ruwaayadii MASIIBADU ADDUUNYADA IYADAA U MACALIN AH Iyo Wacraha Heesihii Ku Jiray



Rauwaayadan abwaan Xasan Xaaji Cabdilaahi (Xasan Ganey) waxa uu curiyay sannadkii 1983kii. Ruwaayadani waxay ka mid tahay kuwa aan inta badan bulshadu aanay ka xiiso dhicin ama hadaan si kale u yidhaa aan la dhargin daawashadeeda.

Thursday, February 5, 2015

Xusuustayda Xilliyadii Xuseen Sheekh Axmed Hilowle (Kaddare) (1934kii - 2015ka)



Qaybta 3aad Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

Xuseen Sheekh Axmed, Kaddare, isaga oo yar ayuu aabbihii dhintay, waana sababtii ugu weyneyd ee uu u soo galay una degay magaalada Muqdisho

Xusuustayda Xilliyadii Xuseen Sheekh Axmed Hilowle (Kaddare) (1934kii - 2015ka)


Qaybta 2aad Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
Gar adkaatay, xaajada gurracan, guurti kala-maagtay,
Haddi geedka la isugu yimaad, golaha waayeelka,
Nin waliba hadduu gees damcoo, giijo madixiisa,
Wax la wada gorfeeyaba halkii, la isugeyn waayo,
Guddoonkii la wada raaci jiray, gocanayaa mooyi,

Tuesday, February 3, 2015

Xusuustayda Xilliyadii Xuseen Sheekh Axmed Hilowle (Kaddare) (1934kii - 2015ka)

Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
Maxamed Xaashi Dhamac, Macallin Gaarriye, ayaan ka maqli jiray: Geeriyeey xishoodlaay, Xejiyaay fogeeyaay. Waxay ka mid ahaayeen tuducyo ku jiray Maansadii Damaq iyo Xusuus ee uu ka tiriyay geeridii naxdinta lahayd ee Cabdillaahi Suldaan Maxamed oo loo yaqaannay Timacadde.

Monday, February 2, 2015

Xuseen Kadare Halyey Kaalin Wayn Ku Lahaa Hirgalinta Af-soomaaliga Iyo Suugaantaba


Xili ku beegan Soddomeeyadii qarnigii 20-aad ayuu Xuseen Sheikh Axmed Hilowle ku dhashay Miyiga Tuulada Maxamed Saciid oo ka tirsan degmada Cadale ee gobalka Shabeelada Dhexe, dugsiga quraankana halkaas ayuu ka dhammeeyay, isagoo markaas ka dibna ku biiray Ardayda Cilmiga diinta ka raacata Masaajidda ee Xerta loo yaqaan. 

Sunday, February 1, 2015

Ruwaayadii BIDAAR SIBIQ BAY KUGU GASHAA Iyo Qar Ka Mida Heesihii Ku Jiray



Ruwaayadan waxa xidig ka ahaa fanaanka caanka ah ee Xasan Aadan  Samatar. Waxa iyana xidigad ka ahayd fanaanada codka toolmoon ee Aamina Cabdillaahi Xirsi.
Ruwaayadan waxa ku jiray heeso aad u xigmad badnaa waxaana ka mid ahaa:-
·         Eedaad
·         Mar bay xooluhu madhaan.