Markii uu dhexda galay wuu adkaaday wax uuna isu
rogay lee waayo h kolka ay halkaa ku jirto afka ayaa diidaya, sidaas darteed
wax uu isu rogayaa e. Haddii se la qori lahaa lee naxwaha ayaan oggolayn, waayo
waa eray aan jirin.
Far Soomaalida muddada dheer la soo
adeegsanayay waxaa ku jirta qabyo laxaad leh oo qof wal oo qorista iyo akhriska
xiiseeya u muuqata. Qabyadaa eeddeeda kowaad waxaa leh iyada oo aan maalintii
farta la hirgeliyay ka dib la xaalayn oo lagu samayn horumarin iyo
turxaanbixin.
Waxa
jira heeso loo yaqaan foorjo, xiliyadan damena loo bixiyay (Heesaha layku
daadiyo) Abwaanadu
humaaga ama sawirka ay suugaanta ka curiyaan waa wax had iyo jeed bulshada
dhexdeeda ka dhaca.
Murtidu waa erayo rib ah amma badhax la'. Si kale;
murtidu waa mucda xusuusta qofka ku hadha ee carrabkuna soo dhufan og yahay.
Inahaas iyo inta kale ee dadka iga aqoonta badani ka odhan karaan