Tuesday, January 27, 2015

Ruwaayadii DUMISTII AQALKAYGA IYO AROOSKII INANKAYGA Iyo Qaar Ka Mida Heesihii Ku Jiray

Dumistii aqalkayga iyo arooskii inankayga. Ruwaayadan oo uu curinteeda lahaa Abwaan Xasan Ganay  waxa la dhigay habeenkii kala wareega sannadkii 1978-kii iyo 1979-kii.Ruwaayadan oo ahayd mid ay aad uga heleen dadkii daawaday waxa ku jiray heeso aad u qiimo badnaa.Heesihii riwaayaddan ku jiray waxa ka mid ahaa:-

Sunday, January 25, 2015

Ruwaayadii GALBEED WAA LA XOREEYAY Iyo Qaar Ka Mida Heesihii Ku Jiray

Galbeedoo la xorreeyay iyo gaafkeenii isku hagaagay. Waxa uu abwaanku riwaayaddan sameeyay 1977, laakiinse dib ayay u yara  dhacday. Markii dagaalkii Soomaali Galbeed  iyo Itoobiya dhammaadayna, waxa uu abwaanku beddelay magaciii riwaayadda, waxaanu ka dhigay Galbeed waa la xorreeyey, Waarsaa gaagixisay, sidaas ayaanay riwaayaddani si rasmi ah u soo baxday sannadkii  1978.

Sunday, January 18, 2015

Ruwaayadii JINI IYO JACAYL Ee Abwaan Xasan Ganey Iyo Qaar Ka Mida Heesihii Ku Jiray

JINI IYO JACAYL. Ruwaayadan abwaan Xasan Xaaji Cabdillaahi ( Xasan-Ganey)  waxa uu curiyay sannadkii 1975-kii
Xiddigga iyo xiddigta: Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir CigeLaxanka: Axmed Cali Cigaal, Siciid Maxamed Xarawo, Saalax Qaasin, Cabdi Cali Bacalwaan.Muusikada: Hobolada Waaberi.

Hoobalkii, Horseedkii, Higsigii Hayaanka Faneed Maxamed Axmed Kuluc (1939kii – 2015ka) Qalinkii Boobe

Mar aan weydiiyay heesta uu heesihiisa ugu jecel yahay, wuxu iigu jawaabay:

“Heesahayga hadba heestii iigu danbaysa ayaan ugu jecelahay, sida hadba carruurta ka uugu dambeeya loo jecel yahay.”

Maxamed Axmed Kuluc, 11/12/2005tii, Hargeysa

Wednesday, January 14, 2015

Sheeko Cajiib Ah "Gob iyo Gun Gogol wadaag ah"

Farxadda xaafaddan taal laga ma helo xaafaddaha dad ka ugu hodansan ku nool yihiin, rag iyo dumar’ba dad ka xaafaddan ku wadda nool waa qaar kaftama oo is jecel iskana war haya, dhib iyo dheef wixii u soo kardha.



‘IGAD WAXAY U SHAQO TAGEEN MEESHA LA YIDHAA XAMAR’ XILDHIBAAN CABDIQAADIR INDHO-INDHO

Xildhibaan C/qaadir Maxamed Xasan (Indho-indho) oo ka tirsan golaha guurtida ayaa waxa uu ka hadlay hadalkii dhawaan ka soo baxay shirkii IGAD ee lagu qabtay Muqdisho.

Tuesday, January 13, 2015

Ruwaayadii Abwaan Xasan Ganay ee DAB JACAYL KARI WAA Iyo Qaar Ka Mida Heesihii Ku Jira

Abwaan Xasan Xaaji Cabdilaahi (Xasan Ganay) waxa uu leeyahay suugaan badan oo aad u qiimo badan, taasna waxan u malaynayaa waa la wada ogyahay cidna loo sheegi mayo, kaaliin waxa aad u cajiib ah heesihii ku jiray ruwaayadii la odhan jiray DAB JACAYL KARI WAA, taas oo uu abwaanku alifay 6 April 1974-kii.
Ruwaayadaa hadii aan idin xasuusiyo heesaha ku jiray waxa ka mid ahaa.

Sunday, January 11, 2015

Golaha Wakiilada Oo Loo Qaybiyay Xeerka Aasaaska Hay’adda Duulista Hawada

Xeerkani waxa uu nidaaminayaa nidaamka duulista hawada Somaliland.......Xasan Cawaale Gud. Guddida arrimaha bulshada


Fadhigii shalay ee golaha wakiilada oo uu shirgudoominaayay gudoomiye ku-xigeenka labaad golahaasi mudane Cali Yusuf Axmed ayaa waxa loo qaybiyay xeerka aasaaska Hay’adda duulista Somaliland.

Xildhibaan Ka Tirsan Guurtida Oo Geeriyooday


Alle haw naxariistee waxa xabaalaha Naasa-hablood lagu aasay xildhibaan Siciid Cali Nuux oo ka tirsanaa golaha guurtida ee Somaliland. Alle ha u naxariistee aaska loo sameeyay marxuun xildhibaan Siciid Cali Nuux waxa ka qayb qaar galay xildhibaanda labada gole ee guurtida iyo wakiilada, ehelka marxuumka iyo masuuliyiin kale oo aad u tiro badan.





Guddida Joogtada Guurtida Oo Bogaadiyay Halka Uu Maraayo Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa

‘Dhakhaatiirtii ka hawl galaysay qaybta kalyuhu waxay noo sheegeen in ilaa 800 oo qof kalyaha loo safeeyay…’

Xog-hayaha guddida joogtada ah ee guurtida Siciid Cali Nuux

Hargeysa......Guddi hoosaadka joogtada ah ee golaha guurtid ayaa waxay wasaaradda caafimaadka iyo maamulka cusbitaalka guud ee Hargeysa ku bogaadiyeen kor u qaadida iyo taynta balaadhan ee lagu sameeyay adeegyadii uu cusbitaalka guud ee Hargeysi u qaban jiray bulshada.