Wakhigu Wuu Sunsumayaa
Midna Waa La Sugayaa
Soo Jire Ma Noolee
Qarni Waliba Wuu Socon
Safna Wuu Ka Daba Dhalan
Midna Waa La Sugayaa
Soo Jire Ma Noolee
Qarni Waliba Wuu Socon
Safna Wuu Ka Daba Dhalan
Hadba Kooda Sarakaca
Waxa Sahayda Uga Tagay
Kii Horuu Sagootiyay.
Ereyadaasi waxay ka mid ahaayeen geeraar ku jiray ruwaayaddii masiibadu aduunyada iyadaa u macalin ah, taas oo hal-abuurkeeda lahaa abwaan Xasan Xaaji Cabdilaahi (Xasan-ganay). Alle abwaan Xasan iyo labeenta hal-doorka la mid ah ee la midka ha inoo daayo.
No comments:
Post a Comment