****Gadeenaa soo Kalay Geeduhu Naf U Leeyihiin
Hadana Waxa Gaadhayee Intaa Laga Goynayaa
Gar Iyo Daw Kuma Ahoo Godobi Meel Yeelatee
Garuufo Hadlaan Ku Ool.*****
Hadana Waxa Gaadhayee Intaa Laga Goynayaa
Gar Iyo Daw Kuma Ahoo Godobi Meel Yeelatee
Garuufo Hadlaan Ku Ool.*****
Eeryadani waxay ku jiraan hees ay qaado fanaanada codka tolmoon ee Aamina Faarax Wabar in badan inka mid ahi ku garan ogtihiin (Aamina-gacanla).
Waxaanay ka hadlayaan dhibaatada ba’an gudmaadka iyo xasuuqa aan loom eel dayayn ee ku socota dhirtii nolosheenu ku xidhnayd.
Rabbi ha inoo soo hadeeyo dadka hawshaas kadeedan ku jira, dhammaanteena ha inaga dhigo qaar ilaashada deegaankooda.
No comments:
Post a Comment