Tuesday, April 28, 2015

Xus Oo Yaanay Xiskaaga Ka Bixin 18 May




Sannadkasta marka la gaadho bisha afraad iyo horaanta bisha shanaad waxa guud ahaanba bulshada Somaliland laga dareeyaan diyaar garaw badan iyo u tafa xaydashada xuska maalinta 18 May. Aniga aragtida macnuhu maaha maalinta ama bishan oo kaliya ayuunbay dadku